Waare & Wakiilada beesha caalamka oo ka wada hadlay afar qodob (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca qadka Internet-ka ah la qaatay Xubno ka tirsan Wakiilada Beesha Caalamka ee ku sugan Soomaaliya. Qoraalka ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu sheegay inay fududeyeen Kulankaan dhex-marey Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo … Continue reading Waare & Wakiilada beesha caalamka oo ka wada hadlay afar qodob (Akhriso)